Tag Archives: myspace

Aside

London Conference on Somalia: Communique MAXAA KA HIRGALAY ILAA HADA 23 February 2012 Full text of the Communique from the London Conference on Somalia at Lancaster House on 23 February. 1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster … Continue reading

Rate this:

DAWLADAHA KA SOO QAYB GALAY SHIRKII LONDON EE SOMALIDA

Attendee list

List of attendees for the London Conference on Somalia:

Country/Organisation

Head of Delegation

   

African Union

Chairperson of the African Union

African Union Commission

Chair – Mr Jean Ping

ASWJ

Mr Hersi Mohamed Hilol

Australia

Secretary – Dept of Foreign Affairs – Dennis Richardson

Brazil

Vice Minister for Africa and the Middle East – Mr Paulo Cordeiro de Andrade Pinto

Burundi

President – Mr Pierre Nkurunziza

Canada

Minister of Foreign Affairs – Minister John Baird

China

Chinese Government Special Representative on Africa – Mr Jianhua Zhong

Denmark

Minister for Foreign Affairs – Mr Villy Søvndal

Djibouti

President of the Republic – Ismail Omar Guelleh

Egypt

Minister of Foreign Affairs – Mr Mohammed Kamel Amr

Ethiopia

Prime Minister – Mr Meles Zenawi Asres

EU

EU High Representative for Foreign Affairs and Security Policy – Baroness Catherine Ashton

Finland

President of the Republic – Ms Tarja Kaarina Halonen

Minister for International Development – Ms Heidi Anneli Hautala

France

French Minister of Foreign Affairs – Mr Allan Juppe

Galmudug

President Galmudug State of Somalia – Mr Mohamed Ahmed Alin

Germany

Foreign Minister – Mr Guido Westerwelle

IGAD

Executive Secretary – Mr Mahboob Mohamoud Maalim

India

Minister of State for External Affairs Mr Edappakath Ahamed

Italy

Minister for Foreign Affairs – Mr Guiliomaria Terzi

Japan

Parliamentary Senior Vice Minister for Foreign Affairs – Mr Ryuji Yamane

Kenya

President – Hon. Mwai Kibaki

Kuwait

Ambassador – Khaleed Al Duwisan

League of Arab States

Secretary General of The Arab League – Dr Nabil Elaraby

Luxembourg

Vice Prime Minister and Minister of Foreign Affairs – Mr Jean Asselborn

Mauritius

Prime Minister – Dr Navinchandra Ramgoolam

Mayor of Mogadishu

Governor of Benadir Region and Mayor of Mogadishu – Mr Mohamoud Ahmed Nur

Netherlands

Minister of Foreign Affairs – Mr Uri Rosenthal

Nigeria

President – Dr. Goodluck Ebele Jonathan

Norway

Minister of Environment and International Development – Erik Solheim

Oman

Foreign Affairs Minister – Mr Yousuf Ibrahim

Organisation of the Islamic Countries

Secretary General – Dr Ekmeleddin Ihsanoglu

Pakistan

Foreign Minister – Ms Hina Rabbani Khar

Puntland

President of Puntland – Abdirahman Mohamud

Qatar

Minister of State for Foreign Affairs – Dr Khalid Bin Mohammad Al Attiyah

Russia

Special Representative of the President of the Russian Federation for Cooperation with African Countries, Chairman of the Council of The Federation Of The Federation Committee for Foreign Affairs – Mr Mikhail Margelov

Saudi Arabia

Minister of Foreign Affairs – HRH Prince Saud Al Faisal

Seychelles

President – Mr James Michel

Somaliland

President – Mr Ahmed Silanyo

South Africa

Foreign Minister – Ms Maite Nkoana-Mashabane

Spain

Minister – Mr Jose Manuel García-Margallo

Sweden

Prime Minister – Mr Fredrik Reinfeldt

State Secretary Foreign and EU Affairs – Mr Carl Bildt

Switzerland

Federal Councillor – Mr Didier Burkhalter

Tanzania

President – Jakaya Mrisho Kikwete

TFG (President)

President – Sharif Sheikh Ahmed

TFG (Prime Minister)

TFG Prime Minister – Dr Abdiweli Mohamed Ali

TFP (Speaker)

Speaker of the TFP – Hassan Sheilk Aden Issak

Turkey

Minister of Foreign Affairs – Mr Ahmet Davutoglu

UAE

Minister of Foreign Affairs – Sheikh Abdulla Alenhayan

Uganda

President – H.E Yoweri Kaguta Museveni

United Nations

UN Secretary General – Ban Ki Moon

United Nations (IMO)

Secretary-General – Mr Koji Sekimizu

US

US Secretary of State – Mrs Hilary Clinton

World Bank

Vice President – Mrs Obiageli Ezekwesili

Yemen

Minister of Foreign Affairs – Dr Abu Bakr Al-Qirby

GABILEY OO KALSOONIDII KALA NOQOTAY XUKUMADA MADAXWAYNE SIILAANYO EE KA SOO BAXDAY XISBIGA KULMIYE

               waran naga soo gaadhaaya Magalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa sheegay in dhawaan halkaa uu ka furmi doono shir aayo ka tashi iyo badbaadinta qaranka somaliland waa sida ay hadalka u dhigeene kaa soo ay yidhaahdeen xubnihii halkaa ka hadlay: Waxa aanu ka raali galinaynaa walaalahayaga somaliland xukumada siilaanyo ee ay dadka reer gabiley wakhtigii uu ololaha ku jiray si wayn u taageereen cudud dhaqaale iyo dhinac walba waxa kale oo ay ugu baaqeen aqoonyahanka waxgaradka iyo culimada waxgaradka iyo qurba jooga u dhashay deegaanka gabiley in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo aayo ka tashiga beesha ah…waxa kale oo aad looga dareemayaa magalada gabiley kacdoono iyo dhaqdhaqaaqyo badan taasi oo ay xukumada siilaanyo ay saartay cadaadis ciidan oo xoog leh.

MADAXWAYNAHA OO XILKII KAGA QAADAY TALIYAHA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND SABABO AAN LA GARANAYN……….?

somaliland

                   Hargeysa (HORMOOD NEWSPAPER) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamadda Qaranka iyo abaandulihii. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyadda kaas oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse. Warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan. MadaxweynahaJSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxauu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka qaranka, kuna magacaabay taliyecusub. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Inbaahi loo qabo in la dar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka; Markuu Tixgeliyey: Latashiga Madaxda ay arrintani khusayso; Markuu Arkay: Inuu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; InGeneral, Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Taliyaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland. Xilka qaadis Madaxweynuhuwaxa uu taliyihii hore ee Ciidamada qaranka Mudane,Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) ugamahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen , gudanayeena waa-jibaadka, kasaaran qaranka. Madaxweynuhu waxa kale oo uu taliyihii hore u sheegay in XilalkaQaranka ay tahay macnihiisu meerto soo noq-noqata oo kolba cid hanan karta loodhiibo. Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka TaliyahaCiidanka Qaranka JSL. Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay General,Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo aan xilkaa isaga ah u magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu Faray Wasiirka WasaaraddaGaashaandhigga in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Taliyaha CiidankaQaranka JSL. Waxa uu sidoo kale xilkii ka qaaday abaanduulihii hore waxaanu u magacabay mid cusub War-saxaafadeed Madaxweynaha JSL, Mudane, AxmedMaxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xilkii ka qaaday AbaandulihiiHore ee Ciidanka Qaranka JSL, kuna magacaabay Abaanduule cusub. Madaxweynuhu:- MarkuuArkay: Qodobka 90aad eeDastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; MarkuuArkay: In baahi loo qabo in ladar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka; MarkuuTixgeliyey: La tashiga Madaxda ayarrintani khusayso; MarkuuArkay: In uu hanan karo xilkanloo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; InMudane, Cabdilaahi X. Jaamac (Calas)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Abaandulaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland. Xilka qaadis Madaxweynuhu waxa uu Abaanduulahaahore ee Ciidamada qaranka Mudane,Ibraahin Caydiid Axmed uga mahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen, gudanayeena waa-jibaadka qaranka. Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka AbaanduulahaCiidanka Qaranka JSL. Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay Mudane,Cabdilaahi X. Jaamac (Calas) oo aanxilkan isaga u igmaday in uu ahaado Abaaduulaha Cusub ee Ciidanka Qaranka. ALLAA MAHD LEH Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

hormood.wordpress.comPromote Your Page Too

hormood.wordpress.com

Promote Your Page Too

SOMALILAND IS ALWAYS THE FIRST

SOMALILAND WAXA U GEERIYOODAY KUMAYAAL HALYAY MANA AH MID DHAYAL LAGU LUMIN KARO

MADAXWAYNE SIILAANYO OO JAWAAB KULUL KA BIXIYAY HADALO KA SOO YEEDHAY SOMALIA, DHIRBAAXO SIYAASADEEDNA KU DHUFTAY HADHAAGII XISBIGII UDUB, FAYSAL CALI WAREEBANA KU YIDHI WAAD FASHILANTAY EE MAXAAD UMADA REER SOMALILAND U SHEEGI,

http://hormood.wordpress.com/feed/              ( HORMOOD NEWSPAPER)Madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Ahmed Mohamed Mohamoud siilaanyo  ayaa sheegay in aanu u dul qaadan doonin cayda iyo aflagaadada xisbiyada mucaaridka ah ee xaqiiqda ka fog, fariin kululna u diray sheekh shariif, difaacayna ergayga qaramada midoobay ee somaliland/somalia Augistine Mahiga waa kan hadalkiisii ee dhagaysi wacan.

president of the somaliland republic

Continue reading

HALSANO KA DIB MEEDAY HIMILADII IYO YIDIDIILADII UMADU LAHAYD, MEE HOGAAMIYAHII DHIIRANAA EE HOGAAMINAYAY XISBIGII WAYNAA EE MUCAARIDKA AHAA EE KULMIYE,MA MADAXWAYNAHA HADDA TALADA HAYAA MISE WAALA DOORSADAY..

                 Somaliland gabi ahaanteed marka la isku soo wada duubo dhaqanada siyaasadeed ee yaalla dalka gudihiisa, waxa uu u muuqdaa mid lagu kala riixanayo uun kursiga looga taliyo umadda, waliba waxa intaa sii dheer in talada xukumad kasta ay ka go’do ama ay taliyaan group, waxaana tusaale madaxwaynihii hore waxa la odhan jiray waa nin wanaagsan oo waxa meesha wax kharibaya waa group ay ka mid ahaayeen wasiiradiisii Arimaha Gudaha, Maaliyadda iyo Hawlaha Guud, maanta waxa badashay in ay group kale talada dalka haystaan oo aanu madaxwaynaha aanay gacmahiisa wax badani ku jirin, waa runtaasi waxa aan ku aqaanay AHMED MOHAMED MOHAMOUD SIILAANYO hogaamiye dhiiran, hadal cad, go’aan cad oo waliba hibo hogaamineed ALLE ku manaystay waxaa uu ahaa taariikhda marka dib loo raaco, hogaamiye ruug cadaa siyaasadeed leh, mid aqooneed leh oo waliba haybad hogaamineed leh, runta marka laga hadlo Ahmed siilaanyo waxa uu ahaa (CHARESMATIC LEADER), tan iyo maalintii uu talada dalka qabtay waxa soo baxaya goldaloolo fara badan iyo dhawaaqyo aad u dhaadheer oo lagaga cabanayo maamulkiisa, waxa aan u taageerayaa dadka odhanaya fikirka ah XIRSI CALI XAJI XASAN wasiirka madaxttooyada ayaa talada dalka haysta, wax baa arinkaa ka jira, laakiin waxa aan garan laayahay siilaanyo muu ahayn nin wiil yari qabsado e maxaa isbadalay? laba waan ka gayn waayay AHMED SIILAANYO oo la doorsaday iyo in awood ka xoog badani qabsatay oo ay ku lamaanaysay wiilkaa yar, waxa xusid mudan in xukuumada Ahmed siilaanyo ay ku jiraan shaqsiyaad aad u adag oo karti leh, wax badana dalka u qaban kara hadii shaqadooda aan lagu faro galin, waxa waliba aaan aad u xusayaa Xisaabiyihii Guud ee Qaranka mudane IBRAAHIM ADEM QAALIB oo wiilkaa dartii shaqada looga eryay, waxa la mid ahaa maareeyihii korontada, waxa jira arimo badan oo kale oo socda, Hadaba halsano ka dib xukuumada AHMED SIILAANYO maxaa u qabsoomay, maxaase ka qabyo ah, balanqaadyadii ay samaysay miyey fulisay , waa su aalo u baahan is waydiin, xataa waxa ka mid ah madaxwaynihii aan dooranay ee AHMED SIILAANYO ma taliyaa, miyaa la doorsaday, madaxwayne baraarug oo kor u toos, una soo jeedso in aad dhexda xidhato oo aad umadaada wax u qabato, yaanay afar qof talada kuu goyn, waxa aanu odhan jiray waaa Boqor shaah Daahir Riyaale oo waxa uu ku baraarugay xabada ka dhacaysa gurigiisa hortiisa iyo mudahaaraadkii baarlamaanka, waxa aan kaaga digayaa in aad boqor shaah adigu noqoto oo ay afar qof xaqiiqada kaa duwaan…..asalamu calaykum.

By: MOHAMED ABDI JAMA

TELL: 4241005