Category Archives: Uncategorized

Link

suugaanta casriga ah

suugaanta casriga ah.

Link

Video

VIDEO: Turkish TRT TV Report on Somaliland

VIDEO: Turkish TRT TV Report on Somaliland.

Link

SOMALILAND 20’TH ANIVERSARRY 18-MAY-2011

SOMALILAND 20’TH ANIVERSARRY 18-MAY-2011.

MAXAAD KA TAQAANAA SOMCABLE

MAXAAD KA TAQAANAA SOMCABLE.getbox</a>! Not seeing a widget? (<a href=”http://support.widgetbox.com/”>More info</a>)</noscript>

 

Twitpic – Share photos and videos on Twitter

Twitpic – Share photos and videos on Twitter.

Adding a new link to your sidebar

Adding a new link to your sidebar.

Aside

about.

Rate this:

http://www.facebook.com/Hormood

http://www.facebook.com/Hormood.

http://www.facebook.com/Hormood

Inspiration that Clicks

Continue reading

Aside

London Conference on Somalia: Communique MAXAA KA HIRGALAY ILAA HADA 23 February 2012 Full text of the Communique from the London Conference on Somalia at Lancaster House on 23 February. 1. The London Conference on Somalia took place at Lancaster … Continue reading

Rate this:

DAWLADAHA KA SOO QAYB GALAY SHIRKII LONDON EE SOMALIDA

Attendee list

List of attendees for the London Conference on Somalia:

Country/Organisation

Head of Delegation

   

African Union

Chairperson of the African Union

African Union Commission

Chair – Mr Jean Ping

ASWJ

Mr Hersi Mohamed Hilol

Australia

Secretary – Dept of Foreign Affairs – Dennis Richardson

Brazil

Vice Minister for Africa and the Middle East – Mr Paulo Cordeiro de Andrade Pinto

Burundi

President – Mr Pierre Nkurunziza

Canada

Minister of Foreign Affairs – Minister John Baird

China

Chinese Government Special Representative on Africa – Mr Jianhua Zhong

Denmark

Minister for Foreign Affairs – Mr Villy Søvndal

Djibouti

President of the Republic – Ismail Omar Guelleh

Egypt

Minister of Foreign Affairs – Mr Mohammed Kamel Amr

Ethiopia

Prime Minister – Mr Meles Zenawi Asres

EU

EU High Representative for Foreign Affairs and Security Policy – Baroness Catherine Ashton

Finland

President of the Republic – Ms Tarja Kaarina Halonen

Minister for International Development – Ms Heidi Anneli Hautala

France

French Minister of Foreign Affairs – Mr Allan Juppe

Galmudug

President Galmudug State of Somalia – Mr Mohamed Ahmed Alin

Germany

Foreign Minister – Mr Guido Westerwelle

IGAD

Executive Secretary – Mr Mahboob Mohamoud Maalim

India

Minister of State for External Affairs Mr Edappakath Ahamed

Italy

Minister for Foreign Affairs – Mr Guiliomaria Terzi

Japan

Parliamentary Senior Vice Minister for Foreign Affairs – Mr Ryuji Yamane

Kenya

President – Hon. Mwai Kibaki

Kuwait

Ambassador – Khaleed Al Duwisan

League of Arab States

Secretary General of The Arab League – Dr Nabil Elaraby

Luxembourg

Vice Prime Minister and Minister of Foreign Affairs – Mr Jean Asselborn

Mauritius

Prime Minister – Dr Navinchandra Ramgoolam

Mayor of Mogadishu

Governor of Benadir Region and Mayor of Mogadishu – Mr Mohamoud Ahmed Nur

Netherlands

Minister of Foreign Affairs – Mr Uri Rosenthal

Nigeria

President – Dr. Goodluck Ebele Jonathan

Norway

Minister of Environment and International Development – Erik Solheim

Oman

Foreign Affairs Minister – Mr Yousuf Ibrahim

Organisation of the Islamic Countries

Secretary General – Dr Ekmeleddin Ihsanoglu

Pakistan

Foreign Minister – Ms Hina Rabbani Khar

Puntland

President of Puntland – Abdirahman Mohamud

Qatar

Minister of State for Foreign Affairs – Dr Khalid Bin Mohammad Al Attiyah

Russia

Special Representative of the President of the Russian Federation for Cooperation with African Countries, Chairman of the Council of The Federation Of The Federation Committee for Foreign Affairs – Mr Mikhail Margelov

Saudi Arabia

Minister of Foreign Affairs – HRH Prince Saud Al Faisal

Seychelles

President – Mr James Michel

Somaliland

President – Mr Ahmed Silanyo

South Africa

Foreign Minister – Ms Maite Nkoana-Mashabane

Spain

Minister – Mr Jose Manuel García-Margallo

Sweden

Prime Minister – Mr Fredrik Reinfeldt

State Secretary Foreign and EU Affairs – Mr Carl Bildt

Switzerland

Federal Councillor – Mr Didier Burkhalter

Tanzania

President – Jakaya Mrisho Kikwete

TFG (President)

President – Sharif Sheikh Ahmed

TFG (Prime Minister)

TFG Prime Minister – Dr Abdiweli Mohamed Ali

TFP (Speaker)

Speaker of the TFP – Hassan Sheilk Aden Issak

Turkey

Minister of Foreign Affairs – Mr Ahmet Davutoglu

UAE

Minister of Foreign Affairs – Sheikh Abdulla Alenhayan

Uganda

President – H.E Yoweri Kaguta Museveni

United Nations

UN Secretary General – Ban Ki Moon

United Nations (IMO)

Secretary-General – Mr Koji Sekimizu

US

US Secretary of State – Mrs Hilary Clinton

World Bank

Vice President – Mrs Obiageli Ezekwesili

Yemen

Minister of Foreign Affairs – Dr Abu Bakr Al-Qirby

GABILEY OO KALSOONIDII KALA NOQOTAY XUKUMADA MADAXWAYNE SIILAANYO EE KA SOO BAXDAY XISBIGA KULMIYE

               waran naga soo gaadhaaya Magalada gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa sheegay in dhawaan halkaa uu ka furmi doono shir aayo ka tashi iyo badbaadinta qaranka somaliland waa sida ay hadalka u dhigeene kaa soo ay yidhaahdeen xubnihii halkaa ka hadlay: Waxa aanu ka raali galinaynaa walaalahayaga somaliland xukumada siilaanyo ee ay dadka reer gabiley wakhtigii uu ololaha ku jiray si wayn u taageereen cudud dhaqaale iyo dhinac walba waxa kale oo ay ugu baaqeen aqoonyahanka waxgaradka iyo culimada waxgaradka iyo qurba jooga u dhashay deegaanka gabiley in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo aayo ka tashiga beesha ah…waxa kale oo aad looga dareemayaa magalada gabiley kacdoono iyo dhaqdhaqaaqyo badan taasi oo ay xukumada siilaanyo ay saartay cadaadis ciidan oo xoog leh.

MADAXWAYNAHA OO XILKII KAGA QAADAY TALIYAHA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND SABABO AAN LA GARANAYN……….?

somaliland

                   Hargeysa (HORMOOD NEWSPAPER) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamadda Qaranka iyo abaandulihii. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyadda kaas oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse. Warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan. MadaxweynahaJSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxauu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka qaranka, kuna magacaabay taliyecusub. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Inbaahi loo qabo in la dar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka; Markuu Tixgeliyey: Latashiga Madaxda ay arrintani khusayso; Markuu Arkay: Inuu hanan karo xilkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; InGeneral, Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Taliyaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland. Xilka qaadis Madaxweynuhuwaxa uu taliyihii hore ee Ciidamada qaranka Mudane,Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) ugamahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen , gudanayeena waa-jibaadka, kasaaran qaranka. Madaxweynuhu waxa kale oo uu taliyihii hore u sheegay in XilalkaQaranka ay tahay macnihiisu meerto soo noq-noqata oo kolba cid hanan karta loodhiibo. Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka TaliyahaCiidanka Qaranka JSL. Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay General,Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo aan xilkaa isaga ah u magacaabay. Madaxweynuhu waxa uu Faray Wasiirka WasaaraddaGaashaandhigga in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Taliyaha CiidankaQaranka JSL. Waxa uu sidoo kale xilkii ka qaaday abaanduulihii hore waxaanu u magacabay mid cusub War-saxaafadeed Madaxweynaha JSL, Mudane, AxmedMaxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xilkii ka qaaday AbaandulihiiHore ee Ciidanka Qaranka JSL, kuna magacaabay Abaanduule cusub. Madaxweynuhu:- MarkuuArkay: Qodobka 90aad eeDastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; MarkuuArkay: In baahi loo qabo in ladar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka; MarkuuTixgeliyey: La tashiga Madaxda ayarrintani khusayso; MarkuuArkay: In uu hanan karo xilkanloo magacaabay; Wuxuu go’aansaday; InMudane, Cabdilaahi X. Jaamac (Calas)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Abaandulaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland. Xilka qaadis Madaxweynuhu waxa uu Abaanduulahaahore ee Ciidamada qaranka Mudane,Ibraahin Caydiid Axmed uga mahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen, gudanayeena waa-jibaadka qaranka. Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka AbaanduulahaCiidanka Qaranka JSL. Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay Mudane,Cabdilaahi X. Jaamac (Calas) oo aanxilkan isaga u igmaday in uu ahaado Abaaduulaha Cusub ee Ciidanka Qaranka. ALLAA MAHD LEH Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaweyd Xilkii Ka Qaaday Taliyaha guud ee ciidamadda qaranka iyo abaanduulihii, kuwo cusubna Magacaabay

 

                  Hargeysa (HWN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamadda Qaranka iyo abaandulihii.

Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyadda kaas oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse.

Warsaxaafadeedkaas oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska wararka ee Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

MadaxweynahaJSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxauu xilkii ka qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka qaranka, kuna magacaabay taliyecusub.

 

Madaxweynuhu:-

 

Markuu Arkay:           Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda

 

                                       Somaliland;

 

Markuu Arkay:           Inbaahi loo qabo in la dar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka;

 

Markuu Tixgeliyey:             Latashiga Madaxda ay arrintani khusayso;

Markuu Arkay:           Inuu hanan karo xilkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday;

InGeneral, Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Taliyaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland.

Xilka qaadis

Madaxweynuhuwaxa uu taliyihii hore ee Ciidamada qaranka Mudane,Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif)   ugamahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen , gudanayeena waa-jibaadka, kasaaran qaranka.

Madaxweynuhu waxa kale oo uu taliyihii hore u sheegay in XilalkaQaranka ay tahay macnihiisu meerto soo noq-noqata oo kolba cid hanan karta loodhiibo.

Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka TaliyahaCiidanka Qaranka JSL.

Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay General,Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqale) oo aan xilkaa isaga ah u magacaabay.

 

Madaxweynuhu waxa uu Faray Wasiirka WasaaraddaGaashaandhigga in uu labada masuul u kala wareejiyo xilka Taliyaha CiidankaQaranka JSL.

 

 

 

 

Waxa uu sidoo kale xilkii ka qaaday abaanduulihii hore waxaanu u magacabay mid cusub

 

 

War-saxaafadeed

Madaxweynaha JSL, Mudane, AxmedMaxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xilkii ka qaaday AbaandulihiiHore ee Ciidanka Qaranka JSL, kuna magacaabay Abaanduule cusub.

Madaxweynuhu:-

 

MarkuuArkay:           Qodobka 90aad eeDastuurka Jamhuuriyadda

 

                                       Somaliland;

 

MarkuuArkay:           In baahi loo qabo in ladar-dar geliyo hawlaha Ciidanka Qaranka;

 

MarkuuTixgeliyey:         La tashiga Madaxda ayarrintani khusayso;

MarkuuArkay:           In uu hanan karo xilkanloo magacaabay;

 

Wuxuu go’aansaday;

InMudane, Cabdilaahi X. Jaamac (Calas)laga bilaabo taariikhda Xeerkan uu ahaado Abaandulaha Ciidanka QarankaJamhuuriyadda Somaliland.

 

Xilka qaadis

Madaxweynuhu waxa uu Abaanduulahaahore ee Ciidamada qaranka Mudane,Ibraahin Caydiid Axmed uga mahad-celiyey mudadii ay wada shaqaynayeen, gudanayeena waa-jibaadka qaranka.

Sidaa darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka AbaanduulahaCiidanka Qaranka JSL.

Haddaba waxaan kaa rajaynayaa in aad si niyad sami ah uguwareejiso xilka aad haysay Mudane,Cabdilaahi X. Jaamac (Calas) oo aanxilkan isaga u igmaday in uu ahaado Abaaduulaha Cusub ee Ciidanka Qaranka.

 

 

 

ALLAA MAHD LEH

 

 

 

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

HORMOOD NEWSPAPER

HORMOOD NEWSPAPER

GUULAHA AY GAADHAY XUKUUMADA MADAXWAYNE SIILAANYO IYO XISBIGA KULMIYE MUDDO SANAD IYO SADDEX BILOOD AH

 

  Halkan waxa aan doonayaa in aan soo qaato in yar oo ka mid waxqabadka xukuumada madaxwayne ahmed mohamed mohamoud siilaanyo iyo xisbiga kulmiye ay ku talaabsatay mudo sanad iyo bil uun ah wax yar dheer, waxqabadkaasi oo aan toban sanadood oo ay xukuumadii ka horaysay xukumaysay dalka ay qaban kari wayday mid ka mid ah, lama qariyo waxa wanaagsan ee cidi qabato xukumadii daahir riyaale waxa kaliya ee dadwaynuhu ay ku xasuusan karaan waa sidii wanaagsanayd ee ay talada u wareejiyeen, waliba iyaga oo 26 milyan dollar dayn ah ama qaranku casaan ku jiro talada ka tagay…waxa muhiim ah in qofkasta oo muwaadin ahi qiimeeyo waxyaabaha xukumadiisu u qabatay iyo itaalkeeda dhaqaale iyo awoodeed…markaa halkan waxa aan doorbiday in aan mid iyo laba ka sheego waxyaabahaas oo aanan halkan kusoo koobi karayn.

 

1-xukuumada somaliland waxa ay ku dhiiratay in ay mushaharka u kordhiso shaqaalaha iyo ciidamada dalka iyada oo aan wax cashuur kor u qaadin oo waliba hoos u dhigtay cashuuro badan markii ay aragtay duruufaha dhaqaale ee dadka reer somaliland, waxa ay labanlaab uga dhigtay mushaharkii shaqaalaha iyo ciidama qaranka somaliland,

2-waxa ay bixisay mushaharka shaqaalaha iyo ciidanka somaliland oo muddo saddex bilood ahaa aan qaadan oo dayn ahaan loogu wareejiyay, xukuumada axmed maxamed maxamuud siilaanyo hogaaminayo waxa lagu wareejiyay 26 milyan oo dollar oo dayn ah, oo ay ka mid tahay  mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada qaranka oo aan saddexdii bilood ee xukuumadii udub ugu dambeeyay aan qaadan wax mushahar, waxa ay bixisay daymo badan oo taagnaa.

3-waxa ay badeshay xukumada ka soo jeeda xisbiga kulmiye lacagtii giimbaarta ahayd ee burco oo tobankii sanadood ee ugu dambeeyay ay badali kari wayday xukumadii hore.

4-Waxa ay laashay xukunkii nabadgalyada degdeg ahaa oo qayral dastuuri ahaa umadana ku ahaa gef iyo caga juglayn xaqdaro ah.

5-waxa uu ku dhiiraday in uu furo Madaxwayne Ahmed mohamed mohamoud siilaanyo ururada siyaasadeed oo fursad wayn u ah dhalinyarada iyo dadwaynaha aan ka mid ahayn saddexdii xisbi qaran ee hore u jiray, waxaana taasi horseeday madaxbanaani xoriyada siyaasaded ee muwaadiniintu ugu tartamayaan waxa ay xaqa u leeyihiin.waxaana ay meel inagaga tiirisay murano ahaa in ay muwaadiniintu furtaan ururo siyaasadeed oo ay ka dhigtay in tobankii sanoba mar la furo.

6-Waxa ay dhamaystirtay Biriishka labaad ee hargeysa oo ay talada la wareegtay isaga oo qabyo ah.

7-Waxa ay ku samaysay qorshe loogu hawlgalayo cadaalada iyo garsoorka dalka jamhuuriyada somaliland oo meel wanaagsan maraya hadda.sidii dib u habayn loogu samayn lahaa si loo helo cadaalad.

8-Dayactirka iyo diiwaangalinta gaadiidka dawladda oo heer aan war laga hayn gaadhay.

9-Tayaynta iyo kor u qaadida aqoonta shaqaalaha dawladda oo meel hoose maraysay laguna sameeyay qiimayn iyo dib u habayn inlagu sameeyo lana diwaangaliyo si loo helo tirada shaqaalaha qaranku leeyahay oo rasmi ah.

10-Waxbarashada oo ay raadisay waxii scholarships ahaa ee ay heli karaysay runtiina noqotay markii ugu horaysay ee si rasmi ah loo soo bandhigo in ardayda somaliland u tartamaan scholarship, iyo waliba xadigii ugu badnaa ee arday ah ee scholarship hesha.

11-Xaga aqoonsi raadinta iyo dhaqaalaha waxa ay somaliland ka qayb gashay shirarka caalamiga ah ee golaha amaanka si la mida dawladaha la aqoonsan yahay, waana markii ugu horaysay ee somaliland lagu qaabilo maqaam sare oo dawladnimo waa mid lagu faani karo .

12-Xukuumada somaliland waxa ay ku dedaashay in ay dhiirigaliso beeralayda waxaana ay keentay khubaro beeralayda tusta oo barta sidii loo beeri lahaa bariis ay quutan dadka reer somaliland, markii tijaabadii laga qaadayna uu noqday mid ina anfaca oo aad u tayo fiican.

13-Waxa ay samaysay laba mashruuc oo waawayn oo lagu talaalayo xoolaha somaliland si loo sugo caafimaadkooda.

14-waxa la sameeyay bangiga dhiiga ee cusbitaalka wayn ee caasimada hargeisa.

15-Waxa ay hoos u dhigtay xukuumadu cashuurihii laga qaadi jiray dadwaynaha oo ay hoos u dhigtay qaar ka mid ah.

16-waxa ay samaysay xukuumada madaxwayne siilaanyo labada wado ama runway ee garoomada diyaaradaha hargeisa iyo berbera, waxaana ay  dib u furtay garoomada diyaadaha ee burco iyo boorama oo aan hore u shaqayn jirin.

17-Waxa uu madaxwaynaha somaliland si hagar la’aan ugu kuur galay in uu dadka somaliland Gobol iyo degmoba usoo maro si uu ugu xaaladooda nololeed iyo xaalada rasmiga ah,

18- La dagaalanka lunsiga iyo hantida qaranka ayaa ka mid ah waxqabadka.

iyo waxyaabo kale oo badan oo aanan halkan kusoo koobi karaynin horta waa wax la qabtay oo wanaagsan laakiin waxa aan leeyahay kasiibadiya oo dedaalkiina labanlaaba runtii marka dhinac laga eego waa wax wayn oo la qabtay dhinaca kale marka laga eegana xukuumada kulmiye oo dadwaynuhu aad ugu han wayn yihiin in ay wax badan badan qaban doonto waxa la odhan karaa kowba lama joogo.

be connected HORMOOD NEWSPAPER

MADAXWAYNE SIILAANYO OO JAWAAB KULUL KA BIXIYAY HADALO KA SOO YEEDHAY SOMALIA, DHIRBAAXO SIYAASADEEDNA KU DHUFTAY HADHAAGII XISBIGII UDUB, FAYSAL CALI WAREEBANA KU YIDHI WAAD FASHILANTAY EE MAXAAD UMADA REER SOMALILAND U SHEEGI,

http://hormood.wordpress.com/feed/              ( HORMOOD NEWSPAPER)Madaxwaynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Ahmed Mohamed Mohamoud siilaanyo  ayaa sheegay in aanu u dul qaadan doonin cayda iyo aflagaadada xisbiyada mucaaridka ah ee xaqiiqda ka fog, fariin kululna u diray sheekh shariif, difaacayna ergayga qaramada midoobay ee somaliland/somalia Augistine Mahiga waa kan hadalkiisii ee dhagaysi wacan.

president of the somaliland republic

Continue reading