Monthly Archives: January 2012

HORMOOD NEWSPAPER

HORMOOD NEWSPAPER

QOYS QARAN MA NOQON KARAA?

   waxa maanta lagaga dhawaaqay maamul dawladnimo ku sheeg shirka lagu qabanayay taleex oo ah magaalo ka tirsan gobolka sool ee jamhuuriyadda somaliland, maamulkaasi oo xataa aan buuxin karayn shuruudaha maamul goboleed cida noqon karta waa 3 gobol iyo wixii ka badan sida ay u dhigteen qolada koonfurta somalia, wali ma iswaydiiseen am ama ma ku hamideen in aad wax tuulo ka wayn maamushaan waa shaqsiyaadka sheeganaya in ay samaysteen maamul goboleed,

Somaliland waa dal madax banaan oo dimuqaridiyadu ka hanaqaaday waana dal ay ka reeban tahay cunsuriyad iyo qabyaaladi muwaadinka boohoodle,taleex,badhan ilaa kuwa saylac iyo lughaya oo ah galbeedka somaliland mid kastaa waxa uu leeyahay xuquuq isku mid ah, adiga oo maamuli kara dalkaa dhan oo aan cidi kaa sheegaynayn oo samaysan kara xisbi siyaasadeed oo somaliland madaxwayne ka noqon kara waxa wax lala yaabo ah ama maangaabnimo noqonaysa ninka tuuladii uu ku dhashay u haysta in ay dal noqon karto, waa garaad aad u gaaban mana jirto wax uu soo kordhinayaa  ee dadkaaga dhinac ka raac oo hamigaagu intaa ha dhaafo ninka maamulka geedka kaliya sheegtayoow..