Hargaysa (HORMOOD NEWSPAPER)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Digreeto Madaxweyne ku magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka.
Waxaanu madaxweynuhu ku yidhi Digreetadiisa:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Arkay: Qodobka 97aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Arkay: Qodobka 101aad iyo 105aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Tixgeliyey: Talada iyo soo jeedinta Guddida Cadaaladda,
Markuu Aqoonsaday: Baahida wayn ee loo qabo buuxinta hawsha jagadan Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka,
Markuu ku Qancay: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo,
Markuu Isku Qanciyey: In uu hanan karo xilka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka.
Wuxuu Go’aansaday
In Mudane, Yuusuf Ismaaciil Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
HORMOOD NEWSPAPER
Hormood Newspaper
HORMOOD NEWSPAPER
DHIMBIIL
Error: Twitter did not respond. Please wait a few minutes and refresh this page.
Spam Blocked
about
Blogroll
Home
HORMOOD NEWSPAPER
http://hormood.wordpress.com
News
subscribe
Flickr Photos










More PhotosBlog Stats
- 2,858 hits
HORMOOD NEWSPAPER
- The Big DayMarch 21st, 2013The big day is here.
Goodreads
No data foundTop Rated
