Monthly Archives: June 2011

Madaxweynaha isku shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Dalka, isla markaana magacaabay wasarado cusub

Hargeysa(HORMOODNEWSPAPER) Madaxweyne Siilaanyo oo si rasmi ah u soo saaray isku shaandhayn Golihiisa Wasiiradda iyo Agaasimayaal Guud sidoo kale waxa uu magacaabay wasaarado Cusub

War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweynuhuna waxa uu u dhignaa:-

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO)

Markuu Arkay:                                       Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,

Markuu Tixgeliyey:                                 Ahmiyadda wayn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka,

Markuu Arkay:                                       In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan,

Markuu Ka Fiirsaday:                            Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo,

Markuu ku Qancay:                                In ay hanan karaan xilalka loo magacaabay.

Waxa uu maanta  Digreetooyin Madaxweyne ku magacaabay Wasaaraddo Cusub iyo Wasiiradii xilalkaa buuxin lahaa sidoo kale waxa uu madaxweynuhu isku shaandhayn ku sameeyey Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Dalka, Halka uu madaxweynuhu Digreeto madaxweyne  Xilalkii kaga qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska JSL iyo Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,  iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha, waxaanu madaxweynuhu Magacaabay Masuuliyiintii Xilalkaa buuxin lahayd.

Waxaanay kala yihiin sidan

NO
Magacyada Masuuliyiinta Cusub
Magacaabida
Wasaarada loomagacaabay

1
Cabdirisaaq Cali Cismaan
Waxa loo magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta

2
Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacmay)
Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga

3
Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan
Waxa loo magacaaba
Wasiiru Dawladaha Wasaaaradda Arrimaha Debeda

4
Xirsi Cali Xaaji Xasan
Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada

5
Cabdi Siciid Faahiye
Waxa loo magacaaba
Wasiirka Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka

6
Maxamed Saqadhi Dubad
Waxa loo magacaaba
Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL

7
Xuseen Axmed Caydiid

(Hore u ahaa Wasiirka Hawlaha Guud)

Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka

8
Ismaaciil Muumin Aar

(Hore u ahaa Wasiirka Cadaalada)

Waxa loo magacaaba
Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka

9
Maxamuud Raage Ibraahim
Waxa loo magacaaba
Agaasiamah Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo iskaashiga Caalamiga ah

10
Axmed Dalal Faarax
Waxa loo magacaaba
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada

11
Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh)
Waxa loo magacaaba
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka

12
Maxamed Faarax Xirsi
Waxa loo magacaaba
Agaasimaah Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horu-marinta Reer Miyiga

13
Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye
Waxa loo magacaaba
Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horu-marinta

14
Siciid Axmed Jibriil
Waxa loo magacaaba
Agaasiamaha Guud  ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta

15
Axmed Cilmi Barre
Waxa loo magacaaba
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dib-u-dejinta

16
Xasan Cabdi Madar
Waxa loo magacaaba
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada

Madaxweynuhu isagoo ixtiraam u haya ugana mahadnaqaya mudadii ay xilkaa hayeen balse sunaha dawladnimo ay ku jirto xilka qaadista iyo Magacaabiduba waxa uu xilalkii ay hayeen ka qaaday

No
Magaca Mudanaha Xilka laga qaaday
Xilka uu hayey

1
Cilmi Rooble Furre
Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliiska JSL

2
Maxamed Ibraahim Madar
Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka

3
Siciid Cali Wayrax
Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah

4
Axmed Nuux Caalin
Agaasimihii Guud ee Hore ee Macdanta,  Biyaha iyo Tamarta

5
Axmed Cabdilaahi Rooraaye
Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta

Madaxweynuhu waxa uu Digreetooyinka Magacaabista, Xilka Qaadista iyo isku shaandhaynta ku amray masuuliyiinta ay khusayso in ay sida ugu dhakhsaha badan ula kala wareegaan Xilalka loo igmaday.

ALLAA                         MAHAD                             LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir  ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

by: MOHAMED ABDI JAMA

TELL: +25224241005

Temporary Post Used For Theme Detection (54911ed7-1161-48fb-9a0f-520cba5ba5e1 – 3bfe001a-32de-4114-a6b4-4005b770f6d7)

This is a temporary post that was not deleted. Please delete this manually. (c93ed5eb-7dfe-4e2a-a728-4ffd589d73e4 – 3bfe001a-32de-4114-a6b4-4005b770f6d7)