MADAXWAYNE ISMAIL OMER GUELLEH AYAA MAGACAABAY RAIISAL WASAARE IYO GOLAHA WASIIRADDA XUKUMADA CUSUB

 

Ra,iisal Wasaare Deliate Maxamed Deliate
Wasiirka Cadaalada Cali Faarax Casoowe
Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dhawale
Wasiirka Difaaca C/qaadir Kaamil Maxamed
Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali Yuusuf
Wasiirka Arimaha Gudaha Xasan Darar Hufane
Wasiirka Caafimaadka Cali Yacquub Maxamed
Wasiirka Waxbarashada Dr.Caddaawe Xasan Cali
Wasiirka Tacliinta Sare Nabiil Maxamed Axmed
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dr.Xaamud Cabdi Suldaan
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dr.Fu,aad Axmed Aye
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex)
Wasaarada Shaqada iyo horumarinta shaqaalah Cali Xasan Bahdoon
Wasaarada Deegaanka iyo Guryaynta Muuse Axmed Xasan
Wasaarada Haweenka Xasna Barkhad Daa,uud
Wasiir ku Xigeenka W.Arimaha Dibada Axmed Cali Siley
Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Budget-ka Amare Cali Siciid
Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Dalxiiska iyo Ganacsiga Cabdi Cilmi Askhir
Xoghayaha Ra,iisal Wasaaraha Sahra Yuusuf Qayaad
Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Guryaynta Aamina Cabdi Aadan
Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Cilmi Cokiye.

               Golahan Cusub ee Wasiiradda Xukuumada Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa isugu jira Wasiiro ku Cusub Saaxada Golaha Wasiirnimo ee Dalka jabuuti halka Qaar ka mid ah Wasiiradii hore ayaan wax is bedel ah lagu samaynin sida Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali yuusuf oo isagu sii jooga Halkiisii, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaan isagana wax isbedel ah lagu samaynin.
Dhinaca kale Wasaaradaha qaarkood ayaan Wasiir loo magacaabin iyada oo halkii wasiirka loo magacaabay Xoghaye Dawladeed Wasaaradaa Maamuli doona.

   GOLAHANI CUSUB WAXA KU JIRA WASIIRO KA SOO JEEDA SOMALILAND SIDA:-

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex)
oo ka soo jeeda somaliland Gaar ahaan Gobolka Gabiley iyo waqooyiga Hargeisa.

 

editor of the newpaper

M.A.Jama

tell:+25224241005

Tell:+25229022081

Email: hormood@hotmail.com/somalilandstar@gmail.com/dhimbiil@live.com

Comments are closed.