Lady yahay i fahanoo…….very bad jacaylkii
force bu igu jiidho……… feedhayda rightkuu
Large fooq ka jeexdoo……. furayaasha heart kuu
fast orod ku pass oo………. wxuu face ka soo dhigay
venus ka iyo hawlbawlaha …….. full wuxuu dhex jiifaa
ama virus kaga tagay …………… fiicnidii jidhkaygoo
forget wuxu ileeyahay ……… foodkii la cunayiyo vegatable oo idil
wuxu iga faquuqa fatherkii i dhalay iyo ……… dhaman famly_ gaygoo
fear wxan ka baqaya ……….inu ila fogado far away igeeyoo
funny hayga moodine ,,,,,,,,,, aan future gadhnee may furdaminaysa
…….. maxad kula talin lahayd ama ka filaysaa inay ku kawaabto gabadhu ………..
………………………. to be continue..



