waxa shalay shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa wasiirka arimaha gudaha somaliland mudane mohamed abdi gabose oo beeninayey in uu xafladii habeenkii dhawayd lagu qabtay maansoor ee lagaga hadlayey furashada ururada siyasadeed uu isagu qoray warqad lagu diidan yahay xafladaa,waxaana uu yidhi waxgaradka,aqoonyahanka iyo dadka halkaa isugu yimi ee mudan in la xishmeeyo arintaa ay rag ka mid ahi meesha ka sheegeen maaha mid jirta aniguna ma ihi ninkii ay ka fili lahaayeen taas oo kale, waxaanan aaminsanahay in ay xaq u lahaayeen fikirkooda furashada ururada siyaasadeed, mana ihi nin ka hor imanaya wuxuu aaminsanaa in ka badan soddon sano..waxaana uu cadeeyay fikirkiisii siyaasadeed ee furashada ururada siyaasadeed ee ay dawladii Riyaale ugu taxaabtay xabsiga isaga iyo Eng mohamed hashi Elmi iyo JAMAL CAYDIID in uu ahaa mid sharciya oo ay xaq u leeyihiin, xisbiga kulmiyena ay heshiis kuwada galeen qodobka furashada ururadda siyaasadeed oo waliba saxeexay Gudomiyaha xisbiga kulmiye ee hadda Mudane muuse biixi cabdi waxaana uu yidhi wasiirku,waxa maalin dhawayd aan maqlayay walalkay muuse biixi oo hadal uu jeediyay kaga soo horjeeday furashada ururada siyaasadeed waxa igaga filan heshiiskii ay wada galeen urur siyaasadeedkii Qaran iyo Xisbiga Kulmiye oo hadda i horyaala saxeexii muuse biixi uu ku saxeexay marka kulmiye ku guulaysto doorashada in uu furi doono ururada siyaasadeed, markaa walalkay muuse waxa aan kula talin lahaa in uu fuliyo wixii uu shalay gacantiisa ku saxeexay karaamadiisa iyo raganimadiisuna taasi ayay ku jirtaa.
Hadaba waxa soo if baxay xisbigii waynaa ee kulmiye ee inkabadan 100 siyasiyiinta ugu cadcad somaliland ka mid ahaayeen xukumada hada joogtana ka soo baxday in aanay wax badan isku ogeyn heshiisna ku ahayn, ama dhinac ka baxay heshiisyadii lawada galay waa xukumada iyo xisbiga e, isku soo wada duuboo maanta waxa cadaatay in kulmiye heshiis ku ahaayeen in ay talada kala wareegaan xukuumadii udub oo kalsoonida shacabka wayday oo kaliya.
HORMOOD NEWSPAPER
Hormood Newspaper
HORMOOD NEWSPAPER
DHIMBIIL
- I added a video to a @YouTube playlist youtu.be/8jmxFFlj3j4?a Nimco Yaasiin 2013 - New Video Suba Saalax 1 month ago
- I added a video to a @YouTube playlist youtu.be/8jmxFFlj3j4?a Nimco Yaasiin 2013 - New Video Suba Saalax 1 month ago
- I liked a @YouTube video from @nimcoyaasiin youtu.be/8jmxFFlj3j4?a Nimco Yaasiin 2013 - New Video Suba Saalax 1 month ago
- Shirka Soomaaliya iyo Somaliland bbc.co.uk/somali/mobile/… #bbc 1 month ago
- Somaliland and Somalia Sign Seven Point “Ankara Accords” during Tripartite Meeting in Turkey somalilandsun.com/index.php/poli… 1 month ago
- suugaanta casriga ah wp.me/p1q7oW-8X 1 month ago
- Sl fb.me/1mb1qIImc 1 month ago
- Sl fb.me/2UD4SPFuv 1 month ago
- HORMOOD NEWSPAPER: HORMOOD NEWSPAPER: Heesti Indho caashaq by Khadra Similo (best love s...: hormoodnews.blogspot.com/2013/04/hormoo… 1 month ago
- HORMOOD NEWSPAPER wp.me/p1q7oW-8W 1 month ago
Spam Blocked
about
Blogroll
Home
HORMOOD NEWSPAPER
http://hormood.wordpress.com
News
subscribe
Flickr Photos










More PhotosBlog Stats
- 2,851 hits
HORMOOD NEWSPAPER
- The Big DayMarch 21st, 2013The big day is here.
Goodreads
No data foundTop Rated

tolow maxaa xigi doona, se teebay noqon doontaa talada gudoomiyaha iyo arinka wasiirka midka la raaci doonaa