Furashada ururada siyaasadeed oo aad looga dareemayo caasimada JAMHURIYADA SOMALILAND EE HARGEISA. waxa aad iyo aad u dhaqdhaqaaqaya siyaasiyiin aqoonyahano iyo dhalinyaro rabta in ay furtaan ururo markaa waxa aad u cad cad wasiirkii hore ee daakhiliga somaliland ISMACIIL AADEN CISMAN(ISMACIIL YARE) oo aad u abaabulan una ayaa waxa ay sitaan taageerayaashiisa iyo dadka u dhowdhow murashaxa koofiyado iyo garamada la xidho oo ay ku xardhan tahay (PDP)
PEACE AND DEVELOPMENT PARTY oo la filayo in uu dhawaan si heersare ah ugu dhawaaqo, waxa aad dadka reer somaliland usoo dhawaynayaan furashada ururada siyaasadeed oo ah ta kaliya ee u hadhay SOMALILAND oo gaadhay heer dimuqaraadiyadeed oo aad u bisil si wanaagsan oo qurux badana u qaan gaadh ah.










