Monthly Archives: December 2010

Waa maalmo adunyadu

Qof waliba waxa uu leeyahay mudadaa kooban ee aduunka la joogo wuxuu shaqaysto..Ha isku ilaabin aduunyada

143

Qoraxdii timaadaba muxuu Qalinku sheekiyo hadba Qodob layaabliyo Mahadhooyin Qorayaa